A Station for Everyone
Play Live Radio
Next Up:
0:00
0:00
0:00 0:00
Available On Air Stations
News and resources regarding COVID-19

Heerka kiisaska togan ee COVID-19 ayaa kusii kordhaya degmada Plymouth County

Heerka kiisaska togan ee COVID-19 ayaa kusii kordhaya degmada Plymouth County. Gobolka Iowa coronavirus websaydhku wuxuu muujinayaa natiijooyin tijaabo ah oo 14-maalmood ah oo gaaraya ku dhawaad 21%.

Wax kasta oo ka badan 15% waxay u oggolaaneysaa degmo dugsiyeed inay codsato waxbarista khaaska ah.

Kororka dartiis, ugu yaraan seddex dugsi oo ku yaal Plymouth County ayaa dib u riixay taariikhihii ay bilaabi lahaayeen iskuulkooda.

Guddoomiyaha gobolka Nebraska Pete Ricketts ayaa sheegay inay muhiim tahay in carruurta lagu celiyo fasalka. Wuxuu yiri joogista iskuulka waxay ka caawineysaa caafimaadka maskaxda, is dhexgalka iyo nafaqada wanaagsan.

Guddoomiyaha waxbarashadda Nebraska wuxuu ku boorinayaa iskuulada dadweynaha inay ku sii dabacsanaadaan ardayda iyo macallimiinta maadaama ay dib u bilaabayaan xiisadaha intii lagu jiray masiibada.

Waxa jira 75 xaaladood oo fiican oo ku saabsan Gobolka Woodbury ilaa Jimcaha wadarta guud ee ah 3,959. Tirada dhimashada ayaa weli ah 54.

 

Halima joined MJTCH this year as a Service Coordinator. Working specifically with the English Language Learner program, Halima assists teachers in the placement of students based on testing scores, tutors pre-literacy students, maintains student records, and updates the attendance data. Halima is bilingual with Somali as her first language.
Related Content