A Station for Everyone
Play Live Radio
Next Up:
0:00
0:00
0:00 0:00
Available On Air Stations
News and resources regarding COVID-19

Waxa ka jira kiisas badan oo cusub oo ah COVID-19 gudaha Dakota County

Waaxda caafimaadka ayaa ku warbixisay 361 xaaladood oo cusub in ka badan 1,400.

Lambarkani wuxuu yimid kadib tijaabinta dhamaan shaqaalaha xarunta Tyson ee Dakota County.

Waxaa jiray todobo geeri wadarta guud ahaan toban iyo toban dhammaan aagga magaaladaioio ee Sioux.

Waxa jira in kabadan 1,500 kiis oo togan oo ka jira Gobolka Woodbury.

Taasi waa in kabadan 13% kiisaska in kabadan 11,500 kiis ee gobolka Iowa. Waxaa jiray dhowr iyo toban kale oo dhimasho ah oo la soo sheegay guud ahaan gobolka Jimcihii inka badan oo ah 243.

(Wixii hadda ka dambeeya, Waaxda Caafimaadka ee Dakota County waxay qorsheyneysaa inay siidayn doonto cusbooneysiinta maalmaha Isniinta, Arbacada iyo Jimcaha gelinka dambe.)

Saraakiisha caafimaadka maxalliga ah ayaa sheegaya in tijaabada laga qaadayo gobolka Woodbury ee gobolka Iowa 2 illaa 1.

Shir jaraa'id galabnimadii Jimcaha Caafimaadka Siouxland Health ayaa sheegaya in mid kamid ah 26-kii degane ee la tijaabiyey.

(Degmada Woodbury County waa gobolka 4aad ee imtixaanka iyada oo in ka badan 4,900 oo qof la baaray.

Qiyaas ahaan seddex meelood meel dhammaan baaritaannada ayaa soo ifbaxaya.

Saraakiisha maxalliga ah waxay bixiyeen talooyin dheeri ah markay tahay dadka la kulma astaamaha cudurka. Haddii qof muujiyo xitaa astaamo sahlan sida madax xanuun, jir xanuun ama cuno xanuun, waa inay guriga joogaan.

Agaasime kuxigeenka Caafimaadka Degmada Siouxland ayaa sheegay in bukaanada qaar ay muddo dheer sugayeen si ay u raadsadaan daweyn caafimaad.

Markii saxafiyiinta maxalliga ah lagu cadaadiyo daahfurnaan dheeri ah ee ku saabsan soo tebinta meelaha ay dhici karto mas'uuliyiinta masiibada ka dhalan kara ayaa mar kale soo xigtay shuruucda asturnaanta sababta oo ah in macluumaadkaas aan la sii deyn.

Waxay yiraahdeen ma jiraan arrimo hadda jira oo loogu talagalay tas-hiilaadka daryeelka muddada-dheer ee Gobolka Woodbury, si ka duwan qaybaha kale ee gobolka.

Halima joined MJTCH this year as a Service Coordinator. Working specifically with the English Language Learner program, Halima assists teachers in the placement of students based on testing scores, tutors pre-literacy students, maintains student records, and updates the attendance data. Halima is bilingual with Somali as her first language.
Related Content