A Station for Everyone
Play Live Radio
Next Up:
0:00
0:00
0:00 0:00
Available On Air Stations

Waaxda Caafimaadka Dadweynaha ee Iowa waxay soo warisay 15 kale oo Iowans ah inay u dhinteen COVID-1

Waaxda Caafimaadka Dadweynaha ee Iowa waxay soo warisay 15 kale oo Iowans ah inay u dhinteen COVID-19 dhibaatooyinka. In kabadan 700 oo tijaabo ah 24-saacadood, oo ay kujiraan 26 inbadan oo katirsan Degmada Woodbury. Heerka wax ku oolka ah ee Degmada Woodbury wuxuu kordhay qiyaastii 1/3 ama dhibic boqolkiiba heerka hadda ee 5.4% ka badan 14-maalmood.

Saraakiisha caafimaadka ee South Dakota waxay ku qiyaaseen 22% dadweynaha gobolka inay heleen ugu yaraan hal qiyaas oo ah tallaalka COVID-19. Heerkan kuma jiraan tallaalada barnaamijka farmasiga ee dawladda dhexe ama ay maamusho Adeegyada Caafimaadka Hindida. Intii lagu guda jiray shir jaraa'id maanta, mas'uuliyiintu waxay yiraahdeen inay xamili karaan xitaa tallaallo badan, laakiin sahaydu ma joogaan.

Waaxda Caafimaadka Dadweynaha ee Winnebago waxay soo saartay cusbooneysiin maanta ah COVID-19 oo muujineysa qabiilka in ka badan 2000 tallaalay ilaa hadda. Taasi waxay u dhigantaa ilaa 40% bulshada qaata ugu yaraan hal qiyaas. Hadafku waa 80%. Tirooyinkan ayaa aad uga sarreeya awood kasta oo kale oo ka jira aagga Siouxland.

Degmada Iskuulka Bulshada ee Magaalada Sioux waxay joojin doontaa maalgalinta akadeemiyadeeda cusub ee wax barashada waxayna xooga saari doontaa waxbarashada shaqsiga ah.

Habeenkii Talaadada, guddiga iskuulka wuxuu ka hadlay sida loo isticmaalo ilaa 20 milyan oo doolar oo ah lacagta federaalka si loo horumariyo waxbarashada ardayda. Falanqeyn badan iyo fikradaha muwaadin kadib, gudiga wuxuu go aansaday in lacagaha gargaarka degdega ah ee musiibada la xiriira lagu bixiyo si loo caawiyo ardayda halganka taa badalkeeda

Lacagta federaalka waxaa loo isticmaali doonaa barnaamijyada wax kabashada ee wax kabashada, umeerin, dugsiga xagaaga, ama baahiyaha kale ee waxbarasho. Degmadu waxay heshay $ 2.8 milyan oo maaliyad federaal ah, xagaagii lasoo dhaafay waxayna heli doontaa $ 17.3 milyan oo dheeri ah wajiga kale sanadkan.

Halima joined MJTCH this year as a Service Coordinator. Working specifically with the English Language Learner program, Halima assists teachers in the placement of students based on testing scores, tutors pre-literacy students, maintains student records, and updates the attendance data. Halima is bilingual with Somali as her first language.
Related Content